Afhayeenka Jabhada TPLF oo beeniyay hadal ka soo yeeray dowlada Itoobiya

Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay gacanta ku hayaan 70% gobolka waqooyi ee Tigray oo labadii sano ee dagaalku socday gacanta ku dhigtay. La-taliyaha amniga Qaranka Itoobiya, Redwan Hussien ayaa bartiisa twitterka ku soo qoray in in boqolkiiba 70% gobolka Tigray ay hoos yimaadaan ciidamada difaaca qaranka. Waxaa uu intaas ku daray in meelaha ay … Continue reading Afhayeenka Jabhada TPLF oo beeniyay hadal ka soo yeeray dowlada Itoobiya